jilbajabsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jilbajabso. ld jilbajabsad, jilbajabsi.

jilbajabso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Qof jilbaha iyo faraha ku fariisasho.

jilbajabsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jilbajabsasho.

jilbajabsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jilbajabsasho.