jilbajoogsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jilbajoogso. ld jilbajoogsad, jilbajoogsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jilbajoogso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Qof jilba ku istaagid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jilbajoogsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jilbajoogsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jilbajoogsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jilbajoogsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur