jilibdhigasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jilibdhigo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jilibdhigo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. U j.: arrin si deggan uga baaraanndegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur