jilqab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhul dihin oo aan dhirtiisa weli la jarin.