Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg jimbacan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)
Macnaha:
Wax la jimbacay noqosho.
Wax dhinac u leexsan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur