jimicsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jimicso. ld jimicsad, jimicsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jimicsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Jimicsi samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jimicsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jimicsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jimicsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jimicsasho.1. Oogo daashay ama curuqday oo la kala bixbixiyo. 2. Hab gaar ah oo loogu talaggalay in oogada, siiba muruqyada, lagu dhiso oo lagu adkeeyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0