jimlee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. 1. Tiro xisaabeed isku darid. 2. Badeeco jimlo u gadasho. ld jamlee, jumlee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jamlee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. ld jimlee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jumlee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. ld jimlee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur