jinjingarayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jinjingaree.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jinjingaree

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)

Macnaha:

  1. Turub la qaybinayo isla ekeysiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur