jiraab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bo/-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Kolay harag ama wax kale ka samaysan oo cuntada miraha ah lagu gurto. 2. Konton (50) kiilo oo timir ah oo jiraab caw ka samaysan ku jirta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur