jiriiddeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jiriiddee.

jiriiddee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Macnaha:

  1. Jiiriddada buurid; hadba jiirid muujin.