jiriiricaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jiriiricaysan. ld jiriiricaysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jiriiricaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax jiriirico hayso ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jiriiricaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld jiriiricaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur