jiririq

Qaabnax: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone

Macnaha:

  1. Cod ay sameeyaan xaya-waanka iyo cayayaanka qaarkood. J. dheh: jiririqleyn. ld jirriq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jiririqleyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jiririqlee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jirriq

Qaabnax: m.l/dh.sh.r

Macnaha:

  1. ld jiririq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur