jirjirree
Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2
Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)
Macnaha:
- 1. Dhabar u seexasho. 2. Dhabar u dabaalasho. 3. Qof hadba dhinac isu rogid.
Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2
Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)
Macnaha: