jirnaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jiirnax¹.ld jiirnax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jiirnaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dareen raxmad leh oo qof ku dhasha marka uu arko qof dhibaateysan.U j.: dareen raxmad leh cid u hayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0