jirraaq

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. J. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso.
  2. Qof sakaraad ah oo naftu dhibayso noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur