jirranaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jirran. ld jirranaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jirranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Nafley wax jirro hayso ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jirranaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld jirranaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0