jirro-dhimireed
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ooyin ..., m.l)
Macnaha:
- (daaw.) Isbeddel ku dhaca mid ama wax ka badan ee hawlaha dhimirka (sida caadifiyadda, dareenka, xasuusta iyo fakarka), taas oo u keenta silic bukaanka iyo dadka kaleba.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

