jirsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Nafley roob meel dhisan ka gelin; okorin; asheerin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

okorin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg okori.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

asheerin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg asheeri.