jirxun
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-umaa, -umayd)
Macnaha:
- 1. Wax caato iyo nafaqdarro hayso ahaansho. 2. Wax camal xun ahaansho (qof). 3. Wejitub iyo caro layska muujiyo, si cid lagu fogeeyo.
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-umaa, -umayd)
Macnaha: