jiscimaysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jiscimaysan. ld jiscimaysnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jiscimaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax jiscin leh ahaansho (wadaan).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jiscimaysnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld jiscimaysnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0