jisyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jisyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jisyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Canshuur muslinku ka qaadi jirey dadka ehelu kitaabka ah sida Kirishtaanka iyo Yuhuudda. ld jisyad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur