jiyoofisiko
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Barashada dariiqadaha fisikeed ee la xiriira dhismaha dhulka. Barashadaasi waa mid la xiriirta oogada dhulka, gibilka, iyo biyooleyda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

