johor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Dibi ama orgi fil weyn oo caato ah.
  2. Wasaq, jilif iwm oo ay yeelato oogada dadka. ld joxor.

joxor

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. ld johor².