joog ekeeyeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)Macnaha:Xarriiq isku xira meelaha jooggoodu isku mid yahay ee ka sarreeya bad lasimanta.