joogajoogeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)Macnaha:1. Socod aan la joogsanayn maalin dhan. 2. Taag-naan aan nasiino lahayn. 3. Cucub.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cucubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cubcub¹.ld cubcub².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0