joogjoogid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg joogjoog.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

joogjoog

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Macnaha:

  1. Meel dan la'aan u joogid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur