joogjoogle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Roob aan kala go'lahayn oo habeenkii da'a. 2. Legdan laba qofood oo kala xoog badan oo kan xoogga badani labadiisa gacmood laabto oo lugaha kaliya ku legdamo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur