joohaar-biyeegQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-gyo, m.dh)Macnaha:ld yeeg-bijoohaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
yeeg-bijoohaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena afar dhibcood ku leh. ld joohaar-biyeeg.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0