joohaarad
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Dhagax dubnadeed oo wejiga ciyaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min afar dhibcood ku leh. 2. Wax if bixiya oo masjoohaarku habeenkii markuu ugaarsanayo soo tufo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

