joojiye falgal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ayaal ..., m.l/dh)

Macnaha:

  1. Walax yareysa waxtarka kaalkaaliyaha, taas oo ah, dhakhsaha falgalka oo yaraada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur