jookh
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Nooc cimaamaadaha ka mid ah oo ragga madaxda ah iyo wadaaddadu madaxa ku duuban jireen. 2. Dhogor ama dun la midabeeyey oo fardaha madaxa loo suro qurux awgeed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

