jooloji

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Barashada qaabka iyo habdhiska dhulka. Barashadan waxaa ka mid ah walxaha uu ka koobanyahay dhulka, kala filiqsanaantooda, taariikhdooda, nolosha dhirta iyo xayawaanka ku nool ama ku noolaan jiray.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur