joometeriga saafan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Barashada shaxanno joometeriyeed iyo xoodad iyada oo la isticmaalayo habdhis kulan iyo habab aljebareed; joometeriga kaart.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur