jowhar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jawharad.

jawharad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Dhagax qaali ah. ld johorad, jowhar.