judubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Gacanta oo faruhu duubanyihiin oo inta kor loo qaado si xoog leh wax loogu dhufto; tantoonyo.Faraha gacanta oo duuban si xoog leh wax ugu dhufasho.