jugeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jugee. ld jugeys, jukeyn, jukeys.

jugee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)

Macnaha:

  1. 1. ld jukee. 2. Turub iyadoo la muujinayo in haad fas badan laga haayo bad ku dhufasho.

jugeys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jugeyn.

jukeyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg jukee. ld jugeyn.

jukeys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jugeyn.