jugeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jugeyso. ld jugeysad, jugeysi, jukeysad, jukeysasho, jukeysi.

jugeyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Dhar la dhaqay baaf iwm gudihiisa ku garaacasho ama ku xafuujisasho. 2. Haad turub oo fas badan laga hayo degasho (ciyaar turub) ld jukeyso.

jugeysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jugeysasho.

jugeysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jugeysasho.

jukeysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jugeysasho.

jukeysasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jugeysasho.

jukeysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jugeysasho.