jurxo

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Hadal lafajebis ah oo cid lagu yiraahdo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur