jusbixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jusbax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jusbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xaflad la sameeyo marka la dhammeeyo barashada hal jus.Arday jus dhammeeyey xaflad u samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0