juscambuulo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hal jus oo Quraan ah marka uu arday dhammeeyo cuntada uu bixiyo. ld juscambuuleed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

juscambuuleed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld juscambuulo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur