jusur

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Kuul yaryar, madmadow oo barbaarku qoorta ku xirto si uu ugu xarragoodo.