juucjuucsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg juucjuucsan. ld juucjuucsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
juucjuucsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Qof daal xanuun yar leh hayo ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
juucjuucsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld juucjuuc-sanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00