juuqinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg juuqi. ld juuqis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
juuqiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Neef xoolo ah sabaalin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
juuqisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld juuqin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00