ka-faa'iideyste
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (daaw.) Jeermiyo ka-faa'iideysta xaalad bukaan oo difaaca jirku dhimmanyahay. Difaac la'aanta oo ay keeni karto: infekshin cudurro kale ama dawo jeermiyada ka-faa'iideystayaasha sida badan jirro uma keeni karaan qof caafimaad qaba.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

