kaabsul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xuub qira yar oo daawo buda ahi ku jirto oo afka laga qaato. ld kaabsol.

Lamidka: kaabsol

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaabsol

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld kaabsul.

Lamidka: kaabsul

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur