kaabul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof ciidanka qalabka sida ka tirsan oo laba alif leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur