kaadiraacin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kaadiraaci. ld kaadiraacis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaadiraaci

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Dhicis aan cad iyo laf toona laheyn dhicin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaadiraacis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kaadiraacin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur