kaadshiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kaadshii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaadshii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Qof kaadi geyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur