kaafiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kaafi².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaafi

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. K. ah: wax deeq kugu kaafiya.
  2. Wax ku fillaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur