kaafuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed shiinaha koonfureed ka baxa oo caleemihiisu weligood cagaaran-yihiin, lehna ubax midab cad oo udgoon. 2. Dheecaan geedka kaafuurka laga soo saaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur